Dood cilmiyeedka 2- aad ee Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed

Hormuudka Kulliyadda Dhaqalaha Iyo Maamulka ayaa Maanta ka qeeb galay Dood cilmiyeedkii 2-aad ee shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed. ayaa lagu falanqeeyay “ Dib-u-dhiska Soomaaliya: Dhaqaalaha Kobcinta iyo Horumar waara”.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top