Kulliyadda Dhaqaalaha Iyo Maamulka JUS ayaa Imtixaanka Dambe (FINAL EXAM) ee xilli dhamaadka 2024/2025.

Ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha Iyo Maamulka JUS

ayaa maalintii labaad si habsami leh ugu socdo Imtixaanka Dambe (FINAL EXAM) ee xilli dhamaadka 2024/2025.

Dhamaan ardayda kulliyadda waxa ay idin rajeyneysaa guul.
DADAAL MIRO-DHAL LEH.

@https://fems.snu.edu.so

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top