Ogeysiis Muhiim Ah

Kulliyadda Dhaqaalaha Iyo Maamulka Iyo Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi-Baarista ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed -Jus, waxa ay dhamaan bahda waxbarashada ogeysiineysaa in uu furmay barnaamijka Master Of Economic Planning and Police ee sannad -dugsiyeedka 2024-2025

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top