Ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha Iyo Maamulka JUS
ayaa maalintii labaad si habsami leh ugu socdo Imtixaanka Dambe (FINAL EXAM) ee xilli dhamaadka 2024/2025.
Dhamaan ardayda kulliyadda waxa ay idin rajeyneysaa guul.
DADAAL MIRO-DHAL LEH.
@https://fems.snu.edu.so



